Skip to content

RINJIGA GACANTA KA NASO! INGCO ELECTRIC SPRAY GUN — SHAQO DEGDEG AH, DHAMMAAD SIMAN! Ma…

Price not stated
Call +251 97 785 2701+251 93 888 9808
Open the post on TikTok
Sold byJIGJIGA TOOLS AND MACHINARY (@jigjigatoolsmachinary)on TikTok

Details

Posted
25 Sept 2026
Location
Jijiga
Condition
Not stated

Description

🚨🎨 RINJIGA GACANTA KA NASO! 🔥💨 ⚡ INGCO ELECTRIC SPRAY GUN — SHAQO DEGDEG AH, DHAMMAAD SIMAN! 🛠️✨ Ma rabtaa inaad rinjiga si fudud, dhaqso ah oo nadiif ah u marsato? 😮🔥 INGCO Electric Spray Gun ayaa kaa caawinaya inaad si fiican ugu shaqeyso furniture, albaabada, darbiyada, fences iyo DIY projects. 🎨🏠 💨 800ML Container 🎯 3 Spray Patterns: Vertical • Horizontal • Round ⚙️ Adjustable Spray Control 🔥 Ku habboon furniture & woodworking 🏠 Ku fiican interior walls & home projects 🛠️ Ku habboon shaqooyinka DIY iyo workshop-ka 🎨 Rinji badan ma aha shaqo badan — qalabka saxda ah ayaa shaqada kuu fududaynaya! 💪🔥 📍 Jijiga Tools & Machinery 🇪🇹 📞 0977852701 | 0938889808 👉 Nala soo xiriir ama booqo dukaankeenna maanta! 🔥 Follow garee page-keena si aad u aragto qalab cusub! #INGCO #INGCOTools #ElectricSprayGun #PaintSprayer #SprayGun

Meet the seller in a safe place and check the item before you pay.

See all 5,287