SATA 150-PIECE MECHANICAL TOOL SET — HAL SET, SHAQO BADAN! Haddii aad tahay makaanik…
Price not stated
Details
- Posted
- 24 Sept 2026
- Location
- Jijiga
- Category
- Building materials & tools
- Condition
- Not stated
Description
🔥🔧 SATA 150-PIECE MECHANICAL TOOL SET — HAL SET, SHAQO BADAN! 🔧🔥 Haddii aad tahay makaanik, farsamo yaqaan, workshop leh ama qof jecel inuu qalabkiisa dhamaystiran haysto, set-kan SATA waa qalab muhiim ah oo shaqooyin badan lagu qaban karo. 💪🛠️ 🧰 150 xabbo oo qalab ah 🔩 1/4”, 3/8” & 1/2” drive 🔧 Metric & SAE sockets 💪 Ratchets iyo extension-yo kala duwan 🔨 Combination wrenches ⚙️ Deep sockets & universal joints 🔥 Waxaa ku jira qalab loogu talagalay shaqooyin kala duwan oo mechanical ah 📦 Waxaa lagu keenaa case adag oo habaysan si qalabka si fudud loo kaydiyo. (SATA) Waxaa ku habboon dayactirka baabuurta, workshop-ka, mashiinnada iyo shaqooyinka farsamada. Qalab badan oo aad u baahan tahay ayaa hal meel ku wada jira. 🔥 📍 Jijiga Tools & Machinery 🇪🇹 🛠️ Qalab • Machinery • Safety Equipment 📞 0977852701 | 0938889808 👉 Ha raadin qalab meel walba — hal set ku dhamayso shaqadaada! 📲 Nala soo xiriir ama booqo dukaankeenna maanta. #SATA #SATAtools #MechanicalTools #ToolSet #150Piece
Meet the seller in a safe place and check the item before you pay.